top of page

MADALKA WAALIDKA

Waalidiinta Qaaliga ah,


Waxaan kuu qorsheynay aaggan si qaas ah adiga oo ah hage waxtar leh iyo qalab tixraac ah.


Waxaan garowsanahay in waaliddiinta ardaydayada, aad kaalin muhiim ah ka qaadataan taageerida waxbarashada carruurtaada.

 
Wasaaradda Waxbarashada ee 2010 waxay xustay inay muhiim tahay in la sameeyo isku xirnaan ka dhexeysa guriga iyo dugsiga; markay waalidiintu ku lug yeeshaan nolosha dugsiga waxay saameyn toos ah ku leedahay guusha iyo natiijooyinka waxbarasho ee carruurtooda.


Aaggan waxaad ka heli doontaa talooyin waxtar u leh waalidnimada, xiriiriyeyaal, koorsooyin iyo hageyaal fiidiyoow ah oo aan rajeyneyno inaad ka faa'iideysan doonto. Fadlan sii wad dib u booqashada aaggan maadaama marwalba la cusbooneysiin doono.

Codka jamhuuriyadda soomaaliya

bottom of page